Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo dardargelinta howlaha iyo adeegyada hay’addu siiso shacabka Soomaaliyeed.