Puntland Oo soo gudbisay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.