Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Ra’idka dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Eng Ali ayaa isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha mamulka
Waa wajagii Sadaxaad oo gudiga isku shandheeyo agasimayasha wazaaradaha konfur galbed
















