Waxa Maanta Shir ku saabsan Amniga,wada qaatey Gudoomiyaasha Degmooyinka Qaar kamid ah KG iyo Saraakiisha Amisom sector3
Gudomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere
Gudomiyaha Degmadda Xuddur
Maxamed Macalin,Gudomiyaha Degmada Waajid Cabdulaahi Yariisow.Gudomiyaha Degmadda Qasaxdheere iyo Gudomiyaha Degmadda Berdaale.
Maanta Shirkan ay kuwada qaateen Gudaha Wasaaradda Amniga ayaa ahaa mid isbarasho iyo sidii ay u dhexmari laheyd wadashaqeyn dhanka Amniga ah
Taliyaha Cusub Ee Amisom iyo Gudoomiyasha Degmooyinka ayaa ku soo dhamaadey is Fahan iyo in ay wada shaqeeyaan Shirkana waxaa Shir Gudoominayey Wasiirka Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Somaliya
Mudane Isaaq Cali Subag.














