Qarax ka dhacay Qeyb kamid ah Baydhabo

Wararka ayaa sheegeya Qaraxa in uu Geystey Khasaare isugu jirey Dhimisho Iyo Dhaawac

Qaraxa ayaa waxaa uu Ka Dhacay Kaam ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo.

Tirada Dhimashada Qaraxa uu geystey ayaa lagu sheegey in Ka Badan Shan Ruux, Tirada Dhawacana Waa Shan .

Dadka ku Dhaawacmey Qaraxa Ayaa Waxaa Loola Ordey Isbitaalka Guud Ee Magalada Baydhabo.