Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa u ama-baxay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waxaana wararku sheegayaan in safarka qoor qoor uu aha mid deg deg ah.
waxaa uu ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana sida la sheegay uu raacay Diyaarad ay leeyihin UN-ka, lamana oga u jeedka safarkiis,














