-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhiggiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ah ee qeybta ka ah wefdiga Ra’iisul Wasaaruhu la yeesheen dhiggooda dalka Qatar, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga wasaaradaha labada dal.
Guriga Wararka Maanta Rooble iyo Dhiggiisa Qatar oo wadajir u guddoomiyey kulan looga hadlayey xoojinta...














