Ra’iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee manta lagu doortay magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.
Mudane Rooble ayaa yiri ”Waxaan hambalyo u dirayaa xildhibaannada maanta la doortay ee Jubaland ku matalaya
Golaha Aqalka Sare ee kala ah;
Xasan Daahir Yarow
Ibraahim Aw-gaab
Laylo Nuur Maax
Maryan Faarax Kaahiye
Waxaan sidoo kale ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha, Baarlamaanka Jubaland iyo guddiyada doorashooyinka in ay soo dhammeystirka doorashadii Aqalka Sare.”














