Ra’iisul Wasaaeaha ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud.
Rooble ayaa guddigaan faray in ay ka shaqeeyaan dardargalinta ilaalinta dhulka Danta guud.
Guddiga oo ka kooban Afar Wasiir ayaa kala ah:
1 } Wasiirka Arimaha Gudaha Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur
3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur
4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab














