Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Ra’iisul Wasaaraha maanta gaaaray dalka Kenya ayaa inta uu joogo Kenya waxaa uu kulamo lagu xoojinayo xiriirka labada dowladood la qaadan doonaa madaxda dalkaas.

















