Sanbaloolshe oo ku guuleystay kursiga Hop#058

Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahey Hop#058 oo doorashadiisa ay maanta ka dhacday magaalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Kursiga Hop#058 oo doorashadiisa ay ka dhacday magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku tartamay ilaa iyo 7 musharax oo kala ah.

Ubax SheegowCabdullaahi Axmed XuseenMaxamuud Afdhuub MakaraanCabdullaahi Xuseen ColowCali Cabdulahi CosobleEng Yuunis Maxamed NuurCabdulahi Maxamed Cali Sanbaloolshe

Ugu dameyn Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleystay kursiga Hop#058.