SAWIRO:-Boolis ka qeyb qaadanaya Amniga Doorashada Oo Baydhabo Tababar loogu soo xiray

Baydhabo waxaa Maanta ay taariikhdu tahay 30/12/2020
Waxaa Siminaar Socdey 14 Maalmood Loogu Soo Xerey Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Katirsan Ciidanka Boliiska Maamulka KGS.

Tababarkaaso Ku Saabsanaa Guud Ahaan Sida Loo Xoojin Lahaa Amniga Deganada KGS, Gaar Ahaan Waxaa Si Aad ah Loogu Hadlaayey Doorashada Xildhibaanada Federalka Somaliya Oo Ka Dhicidoonto Magaagalada Baydhabo.

Xeritaanka Xaflada Ayaa Ka Soo Qeyb Galeen
Taliyaasha Kala Ah
Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Boliiska Maamulka KGS,

Taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Bay,
Aggaasimaha Wazaaradda Amniga Maamulka KGS,
Taliyaha Ciidanka Saldhiga Deg. Baydhabo,
Taliyaha Hogaanka Tababarada Ciidanka Boliiska KGS,

Saraakiil Ka Socotey Ciidanka Boliiska Amisom
Iyo Tababaraal Amisom Boliis Ka Socdeen.