Sawiro: Turkey oo soo tababatey in ka badan 500 oo Askari

Turkey oo soo tababatey in ka badan 500 oo Askari
Dowladda Turkey-ga ayaa waxaa ay waayaha dambe si xoogleh tababaro u siisaa Ciidan xoogga dalka soomaaliyeed.

Turkey ayaa u muuqata in ay si toos ah diiradda u saareyso dhismaha Ciidanka Qalabka sida gaar ahaan booliska iyo ciidanak xoogga, waxaa maalin ka hor dalka dib ugu soo laabtay in ka badan 500 oo askari oo komaandoos ah, kusoo la filaayo in dhowaan ay si buuxda u hawl gelin doonaa.