Sawiro:-Wafdi gaarey Degmada Diinsoor

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Mustaf Sheikh Abdullahi Adaf ayaa maanta gaarey degmada diinsoor ee gobolka Baay,

wafdigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay xubno ka kala socda wasaaradda arrimaha gudaha koonfur galbeed.wasaaradda arrimaha gudaha dowlada soomaaliya,iyo masuuliyiin ka socda xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur Galbeed,

waxaana garoonka degmada Diinsoor ku soo dhaweeyey guddoomiyaha maamulka degmada diinsoor ku xigeenkiisa,xildhhibaanada Golaha deegaanka,odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka magaalada,