Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlahadah hoose iyo Dib U heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abuukar ayaa Maanta Gaarey Degmada Xuddur Xarunta Gobolka Bakool.
Wafdiga Wasiirka waxaa Ku Wehlinaayay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Wasiir kuxigeenka Wasaradda Gargaarka DGKGS Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Bakool Shiine Macalin Nuur Iyo Labadiisa Kuxigeen.




















