Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaarinayey Wasiirada Wasaaradaha Kaluumaysiga iyo Dekedaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha uu Magacaabay.

















