SAWIRO”Laftagareen Oo Caawa ka qeyb galey Gabagabeynta Shirka Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Caawa ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah kaasi oo Warmurtiyeed looga soo saarey Magaalada Dhuusamareeb Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Khudbad dhinacyo badan tabanayso ka jeediyey Shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.