SAWIRO”Laftagareen Oo Dib ugu soo laabtey Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa lagu so dhoweyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.ka dib safar shaqo oo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka.

Madax weynaha ayaa inta uu muqdisho jogay ayaa wuxu kulama kala duwan laqatay
Gudiga fatahada wabiga shabele kulankas madax weynaha dowlada kgs Abdiaziz Hasan ayaa wuxu amar kubixiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan wax logu qabto dadka fatahada sameysay,

Wuxu kaloo kulan laqatay labada hayadood
Bish,cas Turkey iyo diyanet kolankas oo guul kuso dhamaday.

Madax weynaha ayaa wuxu kulan kula qatay muqdisho kuxigenka uqabilasn Qaramada midobe Somalia iyo sido kale wakilada dowladaha USA, amp, yamamoto ,
UK, amb, ben fender iyo mas uuliin kasocday EU kulanka ayaa madax weynaha wuxu uga qeb galay aalada intarnetka

Sido kale madax weynaha ayaa wuxu kulan kula qatay hooyga uu Kagan yahay muqdisho belaha mudulud kulankas ayaa waxa loga hadlay sidii gobolka banadir xaquqda uga maqan reer kgs wax loga siin lahaa ama qabka uu hada yahay wax loga badli lahaa kulankaas ayaa wuxu kuso dhamaday gull belaha mudulud ayaa waxey isku racen in ay dib iskugu laban donan ayna jawab cad ah kabixin donan ?

Madax weyne Abdiaziz Hasan Mohamed laftagaren ayaa shaqadii uu ubaxay dhamantoda kuso dhamadeen guul iyo barwaqo,

Waxaana uu kulankiisa ugu dambeeyey Muqdisho kula soo qaatay Safiirka Dowlada Qatar ufadhiya Somaliya.

Madaxwwyne Laftagareen ayaa Safiirka Dalka Qadar u fadhiya Dalkeena Soomaaliya kala hadley sidoo Dowlada Qadar ay ka Maamul ahaan uga Taageeri laheyd dhinacyo Badan oo Dhanka Horumarinta ah.