(Sawiro)Malinta Caruurta africa 16juun Oo Baydhabo lagu qabtey

Waaaarada Haweenka arimaha qoyska Iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ayaa manta qabatay munaasabad lagu Xusaayay Malinta caruurta africa 16juun
Oo Sanad walba la qabto manta oo kale,

Munaasabada manta waxaa loo Qabtay si Ka duwan sidii hore sabab la xiriirta cudurka safmareenka Ah ee Covid19 awgiisa

Howl wadeenada Wasaaradda waxey caruurta ku Booqdeena Goobaha lagu xanaaneeyo caruurta ee ay dhawaan hirgalisay Wasaarada Si Ay ul qaataan Farxada Malinta caruurta africa,

Wasiirada Haweenka arimaha qoyska Iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Marwo Faiza Shariif Nor Mohamed waxey marwalba u taagantahay Samatabixinta caruurta Iyo Haweenka ku dhaqan guud Ahaan koonfur Galbeed.