[SAWIRO]Shir Ku Saabsan Tijaabinta Xirfadaha Maclimiinta oo Baydhabo laga furey

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya Abduraxmaan Usmaan Ayaa maanta Magaalada Baydhabo Furey Shir Ku Saabsan Tijaabinta Xirfadaha Maclimiinta ka howlgasha Deegaanadan Koonfur Galbeed.

Shirkan ayaa Waxaa Ka soo Qabgalay Macalimiinta Iskuulada Baydhabo Baydhabo iyo Maamulayaasha Waxaana sidoo kale Qeyb Ka Ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaarda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.