Xaflad kooban oo ay xilalkii ay kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta kgs Ugaas Hassan iyo wasiirka cusub ee wasaaradasi Mudane Ilyas Ali ayaa galabta kadhacadey xaruunta wasaaradda
Munaasabadda xil-wareejinta waxaa kasoo qeyb galey masuuliyin heer federal iyo heer maamul goboleed .
Dhamaan masuuliintii hadashay waxay bogaadiyeen howsha wanagsan ee wasarada kasocoda, waxayna illah uga baryeen wasiirka cusub inuu illah xilka culus ee loo dhiibey u fududeeyo .




























