Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in Abiy Ahmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya uu ka badbaaday Qarax loo adeegsaday Muraayaddo kaasoo ka dhacay goob ay isugu yimaadeen kumanaan ka mid ah Shacabka Itoobiya oo uu Khudbad ka jeedinaayay.