Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa Boqolal Shacabka Magalada Baydhabo ah Salaada Ciida kula Tuktey Garoonka Kubada caqta ee Dr’ Ayuub ee magaalada tan Baydhabo
Madaxweynaha ayaa inta aan salaada La Tukan waxaa uu halkaasi ka Jeediyay khudbad gaaban isagoona shacabka Reer koonfur galbeed ugu Hambalyeeyey Maalinta Farxadeed ee Ciida waxana uu ugu Baaqey in ay ka shaqeeyaan Dowlad Nimada ,
Boqollaal ka mid ah dadweynaha ku nool Magaalada Baydhabo ayaa naanta si wadajir ah ugula dugadey madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Ayuub Stadiom
Guud ahaan waxaa maanta si weyn looga Ciidey Deegaanadan Koonfur Galbeed.iyadoona ay isugu hambalyeeynayey Munaasabada Ciida















