Sawirro:Wasaarada Tamarta iyo Biyaha KGS oo Baydhabo Tababar ka furtey

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Abdulaahi isaack Ganey ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku Daafurey Tababar Aqoon Kararsi Ah oo ay soo Qabanqabisay Wasaarada .

Tababarka ayaa Socon Doona Ilaa Lix Maaalmood Waxaana Ka soo qaybgalay Qeebaha Kala Duwan ee Shaqaalaha Wasaarada Iyo Kuwo Ka socda Degmooyinka DGKS oo kamid ah Xudur . Waajid .Iyo Buurhakaba Qasax Dheeere Iyo Degmooyin Kale .

waxaana Inta uu socodo Tababarka lagu Barandoona Sidii Looga Faaidaysanlahaa Biyaha Iyo Tayaynta .Waa kuwaan Qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada iyo Xubnaha Kale oo ka Faaidayn doona maalamaha uu socdo Tababarka .