Musharax Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed soomaaliya sheeikh Mukhtaar Roobow ayaa Caawa Cisbitaaaka Baydhabo ku booqdey Dadkii ku dhaawacmey Qaraxayadii Maanta Baydhabo ka dhacay
Wuxuuna Caawa Ku Booqdey Cisbitaalka weyn Ee magalada Baydhabo wuxuuna Halkaasi dhaawacyada Mid Mid uga waraystay Xalkooda Cafimaad.
Qaar ka.mid ah Dadka Dhaawaca ah ayaa Rumeysan waayey in Mukhtaar Roobow uu ku soo booqdey Cisbitaalka ‘
Ka dib ayuu dhahay walalkey Waa sheikh mukhtaar Roobow Abu mansuur Naftirkiisa intaasi ka dibna ay aad ugu farxeen booqashadiisa waxaan uu uu rajeeyey Caafimaad taam ah in uu ALLAH siiyo.

















