Kulan uu qaban qaabiyay URURKA SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA SOMAALIYEED (USIS) oo ah Urur ay ku mideysan yihiin qaar ka tirsan Shirkadaha bixiya adeegyada telefoonada iyo Internet-‐ka ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho 27kii Sept 2018, waxayna kasoo saareen qodobada hoose














