Gudiga Doorashada ee soo Xulist Xilibaanada Labaad ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shaaciyey oo soo saarey Shuruudaha kamid noqoshada Xilibaanimo ee Shaqsiyaadka doonaya in uu kamid noqdo Xilibaanada Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya,















