Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo la shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka DGM oo shaaciyay shuruudaha laga rabo tartamayaasha Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug.