Dhgaeyso,,soomaaliland oo ku Dhawaaqey in ay qaadey xayiraadihii covid 19 .

Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqday inay qaaday dhammaan xayiraadii ay soo rogtay ee lagaga hortagayay faafitaanka Cusurka Corona Virus.

Madaxweyne ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in waxyaabaha la fasaxayay ka mid yihiin Duullimaayada, Ciyaaraha, Waxbarashada, Hotelada iyo Dhammaan waxkasta oo hore loo joojiyay.

Madaxweyne ku-xigeenka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in keliya dadweynuhu muujiyaan Taxadar dheeraad ah oo looga hortagayo faafitaanka COVID-19.