Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday Qarax loo adeegsaday gaari kaas oo lagu weeraray kolonyadda taliyaha oo marayay meel u dhaw Isbitaalka Banaadir.
Guriga Wararka Maanta Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo ka badbaaday qarax loo adeegsaday gaari














