Taliyaha CXD Oo furay shir looga hadlayey dhamaystirka Qorshaha Amisom Ciidanka Xooggu ugala wareegayaan Amniga Dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa furay shir looga hadlayey dhameystirka qorshaha Amisom amniga dalka ugala wareegayaan Ciidanka Xoogga dalku.

shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Amisom , taliyaha ciidanka midowga yurub , Wakiilka Midowga Afrika iyo marti sharaf kale.