WADAJIR OO KA ADKAATEY TOWFIIQ
Xaafada wadajir iyo xafada berdaale ee magalada baydhabo ayaa xalay ku tartamey Tartan Aqooneedka radio baidoa
Labadan xaafadood oo soo bandhigay Kartidooda aqooneed ayaa tartankooda waxa uu ku soo idlaaday 12 dhibcood oo ay la timid tartamiyasha xafada wadajir (B) iyo 9 dhibcood oo ay keensatay tartamiyasha xaafada towfiiq (B)
Sidaas daraadeed waxaa caawa guusha la hoyday Tartamiyaasha xafada wadajir (B)
Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka waa Radio Baidoa ,
halka Su’aal diyaarintuna ay tahay Baidoa International University BIU
Qore Shuuriye














