Tirada Dadka uu ku dhacay Covid 19 ee Soomaaliya oo gaaray 2,204

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

04 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 58
> Benadir: 32
> Hirshabelle: 11
> Somaliland: 8
> Galmudug: 3
> Puntland: 2
> Jubbaland: 1
> Koonfur Galbeed: 1

> Lab: 49
> Dhedig: 9
> Bogsasho: 12
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,204
> Bogsashada Guud: 418
> Dhimashada Guud: 79