Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha waxaana hoggaaminaya maamulka Hirshabeelle 48 saac ee lasoo dhaafay.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 645
o Laga Helay: 20
o Hirshabelle: 17
o Somaliland: 2
o Banadir: 1
o Lab: 12
o Dhedig: 8
o Bogsashada: 21
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,768
Bogsashada Guud: 6,964
Dhimashada Guud: 773














