Waare oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha Hirshabelle Mohamed Abdi waare ayaa xilka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Ka qaaday C/rashiid C/xakiin Warsame iyadoo xilkaasi loo magacaabay Mudane Axmed Maxamed Cali.