Wararka Nagga Soo Gaaraya Degmada Wadajir Ee Gobolka Bnaaadir ayaa Waxa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi Lagu Rasaaseyay Gaari Nuuca Raaxadda Ah oo Marayay Inta u Dhaxeeysa Danwadaagta iyo Korontada
Weeararkaasi Waxaa la Xaqiijiyay in ay Ku Geeryooday Labo Ruux oo ahaa Kuwii Gaarigga la Weeraray Saarnaa
Ciidamo katirsan Dowlada ayaa daqiiqado badan kadib goobta soo gaaray kuwaa oo meesha ka qaaday meydadka labada qof ee dhintay oon wali si buuxda loo aqoonsan waxa ay ahaayeen iyo waliba halka ay ka shaqeenayeen.














