Wareegto Laga Soo Saarey Dib U Dhiska Wadooyinka Iyo Guryaha magaalada Baydhabo.

Maamulka Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa wareegto ka soo saarey Dib udhiska wadooyinka baydhabo iyo waliba guryaha warqadan wareegtada ee ka soo baxdey xafiiska Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa sida tan u qorney