Wareysi aanu la yeelaney Af hayeenka maamul goboledka koonfur galbeed ee Soomaaliya Fowzi oo inoo shegey in laba beelood oo walao ah lagu heshiisiyey magalda Baydhabo labadaa beelood oo kala qateen Diyo Dil loo geystey nin u dhashey Labada Qabiil walalaha ah ee kawada Tirsan Deegaanka maamulka Koonfur galbeed Beesha Leysaan iyo Eemid oo halkaasi lagui maslaxeyey oo diyadiina kala qaateen Sidoo kale ayaa Labada beelood ee Walaha ah ee Dhowaantaan Dirirta ku Dhexmartey Deegaanada Koonfur galbeed Degaanka Manaas Bilaha walalaha ah ee Geelidle iyo Luwaay Xabad joojin lakala Dhexdhigey oo hada is dhexmarayaan oo Dhowaana Heshiiskooda la soo Gudbin doono hadii alle edmo halkan ka dhageysoi wareysiga,














