Wasiirka wasaraadda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa shaqo joojin ku sameeyey Xoghayaha gobolka Shabeelaha hoose Mudane Cabdirizak Xasan Gaabow oo lagu eedayey Amar diido,ku Takri fal awoodeed iyo isku horkeenid maamulka dhaxdiisa ah,















