Wasiirada Wazaaradda Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia??
Faiza Sharif Nor ayaa Deeq Iskugu Jirto Dhar Iyo Kubeertayaal ay Dhaxanta Ka Galaan U Qeybisay Waayeelada Indhoolayaasha Ah Ee Ku Jira Qaar Kamid Ah Xeryaha Qaxootiyadda Magalada Baydhabo Xili Ay Baahi U Qabeen Waxa Ay Dhaxanta Ka Galaan Maadama Lagu Jiro Xili Roobaadka
Sidoo kale Wasiiradda Ayaa Baaq u Dirtay Guud Ahaan Shacabka Soomaaliyeed Iney Caawiyaan Masaakiinta Ku Jirta Xirayaha Qaxootiyadda Ee u Baahan Waxa Ay Dhaxanta Ka Galaan















