Wasiirka Tamarta Iyo Biyaha DGKS Mudane Iman Ali Abdi ayaa Maanta Tuulada Ceel Cadow Ku Daahfurey Ceel Biyood Riig ah Waxaan Ku Wahelinaay Daahfurka Shaqaalaha Wasaarada iyo Qaar kamid Wakiilada Hay’adaha Ka Qayb qaatay Qodista Ceelka.
Bulshada Ku Nool Degaanka,Beeralayda
Xoola Dhaqatada Ayaa ka Faaidaysan Doona Ceel Biyood kan.
Wasiirka Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS Mudane Imaan Ali Abdi Ayaa Sheegay in Wasaarada Wado Dadaalo Ceelal Lagu gaarsiin Doona Dhamaan Degaanada Koonfur Galbeed ee Xiligan Ka Jira Biyo La’aanta .


































