Kullan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha gargaarka maamul-goboleedyada ayaa looga arinsaday Xaaladda Bini’aadannimo ee dalka.
Guriga Wararka Maanta Wasaaradaha Gargaarka dalka oo walaac ka muujiyay Xaaladda Bini’aadanimo ee dalka
















