Wasiir Goodax Barre oo Magacaabis sameeyey

Wasiirka Waxbarashada Xukumadda Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa xilka u qeebsanaha Dhaqanka iyo Waxbarashada Soomaaliya ee dallka Kenya u Magacaabay Maxamed Sabriye Barre.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa lagu sheegay in Magacabistaan ay timid,kadib markii loo baahdey in la baahiyo sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada dalka Soomaaliya.

Maxamed Sabriye Barre ayaa kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ee dalka dibaddisa wax kusoo bartay.