Wasiir Arimaha Gudaha Maaamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay Dil Xalay Magaalada Baydhabo loogu Geeystay wariye Daa’uud cali Cumar iyo Xaaskiisa oo Lagu Weeraray Guri uu ka Deganaa Maagaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka
Cabdiraxmaaan Ibraahim Cali satte Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa waxaa uu sheegay in ay ku daba Jogaan Kooxahii ka danbayay Dilka Wariyaha iyo Xaaskiisa
Waxaa uu tacsi u Diray Ehelka Iyo Qasaaraba Wariyaha iyo Xaaskisa Kuwaasi oo uu sheegay inaya ka Danbeeyeen Kooxo uu ku Tilmaamay Wax Ma Garato
Hadalka Wasiirka Ayaa Waxaa uu Imaaanayaa Xili Xalay baydhabo lagu Dilay wariye Iyo Xaaskiisa














