Wasiirka Awqaafta&Arimaha Diinta KG Oo kulan la yeeshey Hay’adda Arimaha Diinta Turkiga(SAWIRO)

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Mudane Saalax Shariif Sayid oo Maal mahan howlo Shaqo u joogey Dalka Turkey ayaa kulan muhiim ah Maanta Kula qaatey Madaxa ugu sareeya Hay’adda Arimaha Diinta Dalka Turkey Prof. Dr. Ali Erbaş,

Labada dhinac ayaa Waxa ay kawada hadleen Labada Mas’uul horumarinta Arimaha Diinta iyo Iskaashiga labada Wasaaradood.

Wasiirka ayaa walaalaha Turkiga ugu mahadceliyey garab istaaga ay u muujiyeen Shacabka Soomaaliya.