Wasiirka Gargaarka KG oo shir muhiim ah dalka Belgium uga qeybgaley Wasiirka Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdinasir Abdi Caruush aayaa Magaalada Bruxelles ee Dalka Belgium kaga qeybgalay Madasha Arrimaha Gargaarka ee Midowga Yurub. Wasiirka ayaa warbixin ku saabsan Deegaanada Koonfurgalbeed ka jeediyey Madashaan isagoo ka hadlay Arimaha Bini’addanimada iyo Muhiimada ay leedahay in si Wadajir ah loo Garab istaago Dadka Barakacayaasha ah. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on LinkedIn (Opens in new window) LinkedIn Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp More Click to share on Pocket (Opens in new window) Pocket Click to share on Pinterest (Opens in new window) Pinterest Click to print (Opens in new window) Print Click to share on Reddit (Opens in new window) Reddit Click to share on Telegram (Opens in new window) Telegram Click to share on Tumblr (Opens in new window) Tumblr