Wasiirka Wasaarada Awqaafta & Arimaha Diinta KG ayaa la kulmey Hay-ado ka shaqeya Diinta&Caawinta Dadka Tabaaleysan(SAWIRO)

Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa kulamo Muhiim ah laqaatay qaar kamid ah Masuuliyiinta Hay’adaha Turkiga ee ka shaqeeyo Arimaha Diinta iyo Caawinta DadkaTabaaleysan ee Ku nool Soomaaliya,

Wasiir Saalax Shariif Sayid Cali ayaa Kala hadley Hay’adaha iyo Mas’uuliyiinta Kale ee uu Lakulmey Arimo badan oo laxiriira Diinta iyo Caawinaada asigoona xusey in dhawaan Koonfur Galbeed ay soo gaari doonaan mas’uuliyiin wasaarada Waxbadan kala qaban doono Arimaha Diinta