Wasiirka Waxbarashada KG Oo Maanta Kormeeray Xurumaha Sixitaanka Imtixaanaadka(Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyoTacliinta Sare ee Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mohamed Yusuf Hassan(Waliid) iyo wasiir kuxigeenka Wasaaradda ayaa Maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan Saxitaanka waraaqaha Imtixaanka Dugsiga Dhexe fasalka 8-aad.

Kormeerka iyo indha indheynta ayaa waxaa. Wasiirka ku weheliyey wasiir kuxigeenka, Agaasimaha Guud ee wasaarada iyo bahda waxbarashada wasaaradda.