Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddigga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Somaaliga kuwaasi oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Somaaliga iyo horumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.
Guriga Wararka Maanta Wasiirka waxbarashada XFS oo magacaabay Guddigga ku meel gaarka ah ee horumarinta...
















