Magaalada waxaa saakay ka taagnaa xiisad dagaal ka dib markii ciidamo ka amar qaata guddomiyihii xilka laga qaaday iyo ciidamo ka kala tirsan xoogga dalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed rasaas kooban ku dhex martay gudaha magaalada diinsoor
Dhiwr askari ayaa ku dhimatay magaalada Diinsoor kadib khilaaf ka dhashay beddelaad lagu sameeyey maamulkii magaalada oo isku beddelay gacan-ka-hadal sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta.
Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada guddoomiyihii hore ee Diinsoor iyo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo kaashanaya kuwa Amisom.
Dagaalka ayaa sida la sheegay yimid kadib markii guddoomiyihii hore ee Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow uu diiday xil ka qaadis lagu
Wasiiro ka tirsan dowlada goboleedkakonfunfur galbedd iyo guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay degmdaas l Cabdinaasir Siidow Maxamed ayaa lagu soo dhoweeyay
Jawigaga degmada ayaa ah mid degan dadka degmada ayaa soo dhaweeyey madaxd maamulka Koonfur Galbeed halkaas gaartay.
















